Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay

Maamulka Degmada Xudur ayaa soo bandhigay sargaal ay sheegeen in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab, waxa ayna sheegeen in sargaalkan uu kasoo goostay Al Shabaab iskuna soo dhiibay ciidanka dowlada. Guddoomiyaha dhinaca Ammaanka ee degmada Xudur Ibraahim Isaaq Ibarahim oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Sargaalkan inta uusan soo goosan kahor xiriir lasoo sameeyay … Continue reading Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay